soomaali

Koneen Säätiö waxaa la aasaasey sanadkii 1956 waana shirkad iskeed, una maddax bannaan qabanqaabinta howlaheeda, waxayna ka shaqeysa hindisida sidii ay caalamka wax ugu soo siyaadin lahayeen iyagoo ka kaashayana aqoonyahanada qabiiradaba, Säätiöga waxay taakuleysaa howlaha cilmibaarista, dhaqamada farshaxanimada iyo weliba kuna bixisaa kaalmo dhaqaale aqoonta fahansiinta guud waxayna hormarisaa Saari kartano isku xirnaanshaha aqoonyahanadeeda iyo cilmibaarayaasha. Mynämäki Säätiö ujeedadeedu waa iney u foojignaanto siyaasada cilmiga iyo aqoonta maalgelinteeda, taasoo si firfircooni leh ugu jirto raadinta iyo siinta fursado kala duwan oo tayo badan.